×

Hubaal anigu waxaan rabaa inaad la gaddoonto dambiga aad iga gasho iyo 5:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ma’idah ⮕ (5:29) ayat 29 in Somali

5:29 Surah Al-Ma’idah ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ma’idah ayat 29 - المَائدة - Page - Juz 6

﴿إِنِّيٓ أُرِيدُ أَن تَبُوٓأَ بِإِثۡمِي وَإِثۡمِكَ فَتَكُونَ مِنۡ أَصۡحَٰبِ ٱلنَّارِۚ وَذَٰلِكَ جَزَٰٓؤُاْ ٱلظَّٰلِمِينَ ﴾
[المَائدة: 29]

Hubaal anigu waxaan rabaa inaad la gaddoonto dambiga aad iga gasho iyo dambigaagaba, markaas waxaad ka mid noqon doontaa ehlu Naarka, oo tani waa abaalka gar ma qaatayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إني أريد أن تبوء بإثمي وإثمك فتكون من أصحاب النار وذلك جزاء, باللغة الصومالية

﴿إني أريد أن تبوء بإثمي وإثمك فتكون من أصحاب النار وذلك جزاء﴾ [المَائدة: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
Waaxaana Dooni inaad la Noqoto Dambigayga iyo kaagaba ood noqoto Naarta Ehelkeeda Taasina waa Abaalka Daalimiinta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaan Dooni inaad la Noqoto Dambigayga iyo kaagaba ood noqoto Naarta Ehelkeeda Taasina waa Abaalka Daalimiinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek