Quran with Somali translation - Surah Al-An‘am ayat 102 - الأنعَام - Page - Juz 7
﴿ذَٰلِكُمُ ٱللَّهُ رَبُّكُمۡۖ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۖ خَٰلِقُ كُلِّ شَيۡءٖ فَٱعۡبُدُوهُۚ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ وَكِيلٞ ﴾
[الأنعَام: 102]
﴿ذلكم الله ربكم لا إله إلا هو خالق كل شيء فاعبدوه وهو﴾ [الأنعَام: 102]
Mahmud Muhammad Abduh Kaasi waa Eebihiin isaga mooyee ILaah kale ma jiro wax kastana isagaa Abuuray ee Caabuda wax walbana isagaa u Wakiil ah (ILaaliya) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu aasi waa Eebihiin isaga mooyee ILaah kale ma jiro wax kastana isagaa Abuuray ee Caabuda wax walbana isagaa u Wakiil ah (ILaaliya) |