×

Waxay yidhaahdeen: Waxaa na soo gaaray dhibaatooyin ka hor intii aad noo 7:129 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:129) ayat 129 in Somali

7:129 Surah Al-A‘raf ayat 129 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 129 - الأعرَاف - Page - Juz 9

﴿قَالُوٓاْ أُوذِينَا مِن قَبۡلِ أَن تَأۡتِيَنَا وَمِنۢ بَعۡدِ مَا جِئۡتَنَاۚ قَالَ عَسَىٰ رَبُّكُمۡ أَن يُهۡلِكَ عَدُوَّكُمۡ وَيَسۡتَخۡلِفَكُمۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرَ كَيۡفَ تَعۡمَلُونَ ﴾
[الأعرَاف: 129]

Waxay yidhaahdeen: Waxaa na soo gaaray dhibaatooyin ka hor intii aad noo imaan iyo kaddib intii aad noo timidba. Wuxuu yidhi: Waa intaasoo uu Rabbigiin halligo cadowgiinna oo idiinka yeelo madax arlada, markaas wuxuu eegi doonaa sida aad u dhaqantaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا أوذينا من قبل أن تأتينا ومن بعد ما جئتنا قال عسى, باللغة الصومالية

﴿قالوا أوذينا من قبل أن تأتينا ومن بعد ما جئتنا قال عسى﴾ [الأعرَاف: 129]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna ku dhaheen waa nala Dhihay ka hor Imaatinkaaga iyo ka dib Imaatinkaaga, wuxuuna (Nabi Muuse) ku Yidhi waxay u Dhawdahay in Eebihiin halaago Cadawgiinna oo Dhulka idinku reebo si uu u Eego waxaad Fashaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna ku dhaheen waa nala Dhihay ka hor Imaatinkaaga iyo ka dib Imaatinkaaga, wuxuuna (Nabi Muuse) ku Yidhi waxay u Dhawdahay in Eebihiin halaago Cadawgiinna oo Dhulka idinku reebo si uu u Eego waxaad Fashaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek