Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 25 - الأعرَاف - Page - Juz 8
﴿قَالَ فِيهَا تَحۡيَوۡنَ وَفِيهَا تَمُوتُونَ وَمِنۡهَا تُخۡرَجُونَ ﴾ 
[الأعرَاف: 25]
﴿قال فيها تحيون وفيها تموتون ومنها تخرجون﴾ [الأعرَاف: 25]
| Mahmud Muhammad Abduh Wuxxuna Yidhi Eebe Dhexdiisaad ku Noolaanaysaan Dhexdiisaana ku Dhimanaysaan Xaggiisaana laydinka soo Bixin | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Wuxxuna Yidhi Eebe Dhexdiisaad ku Noolaanaysaan Dhexdiisaana ku Dhimanaysaan Xaggiisaana laydinka soo Bixin |