×

Oo xusuusta markuu idinka dhigay kuwa dhaxlay (dhulka) (reer) Caad kaddib, oo 7:74 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:74) ayat 74 in Somali

7:74 Surah Al-A‘raf ayat 74 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 74 - الأعرَاف - Page - Juz 8

﴿وَٱذۡكُرُوٓاْ إِذۡ جَعَلَكُمۡ خُلَفَآءَ مِنۢ بَعۡدِ عَادٖ وَبَوَّأَكُمۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ تَتَّخِذُونَ مِن سُهُولِهَا قُصُورٗا وَتَنۡحِتُونَ ٱلۡجِبَالَ بُيُوتٗاۖ فَٱذۡكُرُوٓاْ ءَالَآءَ ٱللَّهِ وَلَا تَعۡثَوۡاْ فِي ٱلۡأَرۡضِ مُفۡسِدِينَ ﴾
[الأعرَاف: 74]

Oo xusuusta markuu idinka dhigay kuwa dhaxlay (dhulka) (reer) Caad kaddib, oo uu idin dejiyey dhulka oo aad ka sameysataan dooxooyinkeeda daaro waaweyn, oo aad ka qodataan buuraha guryo. Ee xusa Nicmooyinka Ilaahay, oo ha ku bi'innina dhulka fasahaadka aad ku falaysaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: واذكروا إذ جعلكم خلفاء من بعد عاد وبوأكم في الأرض تتخذون من, باللغة الصومالية

﴿واذكروا إذ جعلكم خلفاء من بعد عاد وبوأكم في الأرض تتخذون من﴾ [الأعرَاف: 74]

Mahmud Muhammad Abduh
Xusuusta markuu idinka yeelay (Eebe) kuwo Baddalay Caad kadib idin Dajiyeyna Dhulka idinkoo ka Yeelay Dooxyaheeda Daaro, ood kana qoranaysaan Buuraheeda Guryo Xusuusta Niemooyinka hana Fasaadinina Dhulka
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Xusuusta markuu idinka yeelay (Eebe) kuwo Baddalay Caad kadib idin Dajiyeyna Dhulka idinkoo ka Yeelay Dooxyaheeda Daaro, ood kana qoranaysaan Buuraheeda Guryo Xusuusta Nicmooyinka hana Fasaadinina Dhulka
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek