×

Oo hadday jirto koox idinka mid ah oo rumeysan waxa la ila 7:87 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:87) ayat 87 in Somali

7:87 Surah Al-A‘raf ayat 87 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 87 - الأعرَاف - Page - Juz 8

﴿وَإِن كَانَ طَآئِفَةٞ مِّنكُمۡ ءَامَنُواْ بِٱلَّذِيٓ أُرۡسِلۡتُ بِهِۦ وَطَآئِفَةٞ لَّمۡ يُؤۡمِنُواْ فَٱصۡبِرُواْ حَتَّىٰ يَحۡكُمَ ٱللَّهُ بَيۡنَنَاۚ وَهُوَ خَيۡرُ ٱلۡحَٰكِمِينَ ﴾
[الأعرَاف: 87]

Oo hadday jirto koox idinka mid ah oo rumeysan waxa la ila soo diray iyo koox kale aan rumeysneyn, haddaba samir yeesha ilaa inta uu Allaah na kala xukumo dhexdeenna, oo Isagaa u wanaagsan inta wax xukunta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإن كان طائفة منكم آمنوا بالذي أرسلت به وطائفة لم يؤمنوا فاصبروا, باللغة الصومالية

﴿وإن كان طائفة منكم آمنوا بالذي أرسلت به وطائفة لم يؤمنوا فاصبروا﴾ [الأعرَاف: 87]

Mahmud Muhammad Abduh
Haddayse Koox idinka mida Rumaysay waxa laygu soo Diray Kooxna ayna Rumeynin Samra (Suga) inta Eebe ka kala Xugmin Dhexdeenna Isagaa Xaakim Khayr Roon ah
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haddayse Koox idinka mida Rumaysay waxa laygu soo Diray Kooxna ayna Rumeynin Samra (Suga) inta Eebe ka kala Xugmin Dhexdeenna Isagaa Xaakim Khayr Roon ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek