×

Dheh: Waxaa la ii waxyooday inay koox Jin ahi dhegaysteen (Dhambaalkan). Markaasay 72:1 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Jinn ⮕ (72:1) ayat 1 in Somali

72:1 Surah Al-Jinn ayat 1 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Jinn ayat 1 - الجِن - Page - Juz 29

﴿قُلۡ أُوحِيَ إِلَيَّ أَنَّهُ ٱسۡتَمَعَ نَفَرٞ مِّنَ ٱلۡجِنِّ فَقَالُوٓاْ إِنَّا سَمِعۡنَا قُرۡءَانًا عَجَبٗا ﴾
[الجِن: 1]

Dheh: Waxaa la ii waxyooday inay koox Jin ahi dhegaysteen (Dhambaalkan). Markaasay yidhaahdeen: hubaal waxaanu maqallay Qur'aan cajab leh

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل أوحي إلي أنه استمع نفر من الجن فقالوا إنا سمعنا قرآنا, باللغة الصومالية

﴿قل أوحي إلي أنه استمع نفر من الجن فقالوا إنا سمعنا قرآنا﴾ [الجِن: 1]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad Dhahdaa (Nabiyow) waxaa lay waxyooday inay Dhagaysteen Koox Jinni ah (Quraanka) Dheheen waxaan maqallay quraan layaab leh
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad Dhahdaa (Nabiyow) waxaa lay waxyooday inay Dhagaysteen Koox Jinni ah (Quraanka) Dheheen waxaan maqallay quraan layaab leh
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek