×

Oo tii uu gurigeedii joogay baa doontay inay u soo jiiddo xumaan, 12:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:23) ayat 23 in Somali

12:23 Surah Yusuf ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 23 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿وَرَٰوَدَتۡهُ ٱلَّتِي هُوَ فِي بَيۡتِهَا عَن نَّفۡسِهِۦ وَغَلَّقَتِ ٱلۡأَبۡوَٰبَ وَقَالَتۡ هَيۡتَ لَكَۚ قَالَ مَعَاذَ ٱللَّهِۖ إِنَّهُۥ رَبِّيٓ أَحۡسَنَ مَثۡوَايَۖ إِنَّهُۥ لَا يُفۡلِحُ ٱلظَّٰلِمُونَ ﴾
[يُوسُف: 23]

Oo tii uu gurigeedii joogay baa doontay inay u soo jiiddo xumaan, oo waxay aad u xidhay albaabbadii oo tidhi: Ii kaalay, Wuxuu yidhi: Allaah baan magan galay. Hubaal Rabbigay wuxuu wanaajiyey hoygeyga. hubaal geflowyada ma guuleystaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وراودته التي هو في بيتها عن نفسه وغلقت الأبواب وقالت هيت لك, باللغة الصومالية

﴿وراودته التي هو في بيتها عن نفسه وغلقت الأبواب وقالت هيت لك﴾ [يُوسُف: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa dalbatay naftiisa tii uu joogay gurigeeda waxayna xidhay albaabyadii waxayna ku tidhi kaalay, wuxuuna yidhi magan gal Ilaah illeen waa Sayidkaygii wuxuu wanaajiyay horgaygee mana Liibaanaan daalimiintu
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaa dalbatay naftiisa tii uu joogay gurigeeda waxayna xidhay albaabyadii waxayna ku tidhi kaalay, wuxuuna yidhi magan gal Ilaah illeen waa Sayidkaygii wuxuu wanaajiyay horgaygee mana Liibaanaan daalimiintu
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek