×

Oo wuu ka jeesaday xaggoodii oo yidhi: u walbahaarkaygow Yuusuf! Oo indhahiisu 12:84 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:84) ayat 84 in Somali

12:84 Surah Yusuf ayat 84 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 84 - يُوسُف - Page - Juz 13

﴿وَتَوَلَّىٰ عَنۡهُمۡ وَقَالَ يَٰٓأَسَفَىٰ عَلَىٰ يُوسُفَ وَٱبۡيَضَّتۡ عَيۡنَاهُ مِنَ ٱلۡحُزۡنِ فَهُوَ كَظِيمٞ ﴾
[يُوسُف: 84]

Oo wuu ka jeesaday xaggoodii oo yidhi: u walbahaarkaygow Yuusuf! Oo indhahiisu waxay la caddaadeen murugo darteed28 oo ahaa mid aad u tiiraanyeysan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وتولى عنهم وقال ياأسفى على يوسف وابيضت عيناه من الحزن فهو كظيم, باللغة الصومالية

﴿وتولى عنهم وقال ياأسفى على يوسف وابيضت عيناه من الحزن فهو كظيم﴾ [يُوسُف: 84]

Mahmud Muhammad Abduh
wuuna iskaga jeedsaday xaggooda wuxuuna yidhi walbahaarkay Yuusufow waxayna la caddadeen indhihiisu Walbahaar wuxuuna noqday mid aad u tiiraanyeysan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuuna iskaga jeedsaday xaggooda wuxuuna yidhi walbahaarkay Yuusufow waxayna la caddadeen indhihiisu Walbahaar wuxuuna noqday mid aad u tiiraanyeysan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek