Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 86 - يُوسُف - Page - Juz 13
﴿قَالَ إِنَّمَآ أَشۡكُواْ بَثِّي وَحُزۡنِيٓ إِلَى ٱللَّهِ وَأَعۡلَمُ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ ﴾
[يُوسُف: 86]
﴿قال إنما أشكو بثي وحزني إلى الله وأعلم من الله ما لا﴾ [يُوسُف: 86]
Mahmud Muhammad Abduh wuxuuna yidhi waxaan uun u sheegan xusnigayga iyo walbaharkayga Eebe, waxaana ka ogyahay xagga Eebe waxydaan ogayn |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu wuxuuna yidhi waxaan uun u sheegan xusnigayga iyo walbaharkayga Eebe, waxaana ka ogyahay xagga Eebe waxydaan ogayn |