Quran with Somali translation - Surah Ibrahim ayat 34 - إبراهِيم - Page - Juz 13
﴿وَءَاتَىٰكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلۡتُمُوهُۚ وَإِن تَعُدُّواْ نِعۡمَتَ ٱللَّهِ لَا تُحۡصُوهَآۗ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَظَلُومٞ كَفَّارٞ ﴾ 
[إبراهِيم: 34]
﴿وآتاكم من كل ما سألتموه وإن تعدوا نعمة الله لا تحصوها إن﴾ [إبراهِيم: 34]
| Mahmud Muhammad Abduh idinkana siiyey wax kastood warsataan, haddad tirisaanna Nicmada Eebana ma koobi Kartaan, dadse waa dulmi badane gaalnimo badan  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu idinkana siiyey wax kastood warsataan, haddad tirisaanna Nicmada Eebana ma koobi Kartaan, dadse waa dulmi badane gaalnimo badan  |