Quran with Somali translation - Surah Al-hijr ayat 47 - الحِجر - Page - Juz 14
﴿وَنَزَعۡنَا مَا فِي صُدُورِهِم مِّنۡ غِلٍّ إِخۡوَٰنًا عَلَىٰ سُرُرٖ مُّتَقَٰبِلِينَ ﴾ 
[الحِجر: 47]
﴿ونـزعنا ما في صدورهم من غل إخوانا على سرر متقابلين﴾ [الحِجر: 47]
| Mahmud Muhammad Abduh waxaana ka siibnaa waxa laabtooda ku jira oo xiqdi ah, waana walaalo sariira isqaabilsan ku sugan  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu waxaana ka siibnaa waxa laabtooda ku jira oo xiqdi ah, waana walaalo sariira isqaabilsan ku sugan  |