×

Mu’miniintoy! Ha odhannina Raacinaa (na dhowr, macno kale oo xun se leh 2:104 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:104) ayat 104 in Somali

2:104 Surah Al-Baqarah ayat 104 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 104 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَقُولُواْ رَٰعِنَا وَقُولُواْ ٱنظُرۡنَا وَٱسۡمَعُواْۗ وَلِلۡكَٰفِرِينَ عَذَابٌ أَلِيمٞ ﴾
[البَقَرَة: 104]

Mu’miniintoy! Ha odhannina Raacinaa (na dhowr, macno kale oo xun se leh sida kii noogu xumaayow) ee waxaad tidhaahdaan, "undurnaa (na sug oo aan macno kale lahayn) oo ahaada daacad wax maqla. Oo gaaladu waxay mudan cadaab xanuun badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ياأيها الذين آمنوا لا تقولوا راعنا وقولوا انظرنا واسمعوا وللكافرين عذاب أليم, باللغة الصومالية

﴿ياأيها الذين آمنوا لا تقولوا راعنا وقولوا انظرنا واسمعوا وللكافرين عذاب أليم﴾ [البَقَرَة: 104]

Mahmud Muhammad Abduh
kuwa xaqa rumeeyow ha dhihina na ilaali ee dhaha na sug maqlana, Gaalana waxaa a sugnaaday cadaab daran
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kuwa xaqa rumeeyow ha dhihina na ilaali ee dhaha na sug maqlana, Gaalana waxaa a sugnaaday cadaab daran
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek