×

Oo iska jira Maalin nafi aanay wax u tari doonin naf kale, 2:123 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:123) ayat 123 in Somali

2:123 Surah Al-Baqarah ayat 123 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 123 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿وَٱتَّقُواْ يَوۡمٗا لَّا تَجۡزِي نَفۡسٌ عَن نَّفۡسٖ شَيۡـٔٗا وَلَا يُقۡبَلُ مِنۡهَا عَدۡلٞ وَلَا تَنفَعُهَا شَفَٰعَةٞ وَلَا هُمۡ يُنصَرُونَ ﴾
[البَقَرَة: 123]

Oo iska jira Maalin nafi aanay wax u tari doonin naf kale, oo madax furasho aan laga yeeli doonin, oo shafeeco aanay wax u tari doonin oo aan loo gargaari doonin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: واتقوا يوما لا تجزي نفس عن نفس شيئا ولا يقبل منها عدل, باللغة الصومالية

﴿واتقوا يوما لا تجزي نفس عن نفس شيئا ولا يقبل منها عدل﴾ [البَقَرَة: 123]

Mahmud Muhammad Abduh
ka dhawrsada maalintayna Nafna naf kale ka abaalmarinaynin waxba, Furashana aan laga aqbalayn, Shafeeeana ayan anfaeayn oona loo gargaarayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ka dhawrsada maalintayna Nafna naf kale ka abaalmarinaynin waxba, Furashana aan laga aqbalayn, Shafeeeana ayan anfaeayn oona loo gargaarayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek