×

Wuxuu yidhi: “Mayee, tuura idinka (marka hore)! Mise, xargahoodii iyo ulahoodii, waxaa 20:66 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:66) ayat 66 in Somali

20:66 Surah Ta-Ha ayat 66 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 66 - طه - Page - Juz 16

﴿قَالَ بَلۡ أَلۡقُواْۖ فَإِذَا حِبَالُهُمۡ وَعِصِيُّهُمۡ يُخَيَّلُ إِلَيۡهِ مِن سِحۡرِهِمۡ أَنَّهَا تَسۡعَىٰ ﴾
[طه: 66]

Wuxuu yidhi: “Mayee, tuura idinka (marka hore)! Mise, xargahoodii iyo ulahoodii, waxaa loogu ekaysiiyey sixirkoodii dartiis sida inay ordayaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال بل ألقوا فإذا حبالهم وعصيهم يخيل إليه من سحرهم أنها تسعى, باللغة الصومالية

﴿قال بل ألقوا فإذا حبالهم وعصيهم يخيل إليه من سحرهم أنها تسعى﴾ [طه: 66]

Mahmud Muhammad Abduh
wuxuu yidhi (Muuse) bal Tuura waxaana soo baxay xadhkahoodii iyo Ulahoodii oo loogu ekeysiiyey sixirkoodii inay ordi
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
wuxuu yidhi (Muuse) bal Tuura waxaana soo baxay xadhkahoodii iyo Ulahoodii oo loogu ekeysiiyey sixirkoodii inay ordi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek