Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 7 - طه - Page - Juz 16
﴿وَإِن تَجۡهَرۡ بِٱلۡقَوۡلِ فَإِنَّهُۥ يَعۡلَمُ ٱلسِّرَّ وَأَخۡفَى ﴾
[طه: 7]
﴿وإن تجهر بالقول فإنه يعلم السر وأخفى﴾ [طه: 7]
| Mahmud Muhammad Abduh haddaad kor u Qaaddo Hadalka Eebe waa ogyahay waxa qarsoon iyo waxa la qariyey |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu haddaad kor u Qaaddo Hadalka Eebe waa ogyahay waxa qarsoon iyo waxa la qariyey |