Quran with Somali translation - Surah Al-Mu’minun ayat 88 - المؤمنُون - Page - Juz 18
﴿قُلۡ مَنۢ بِيَدِهِۦ مَلَكُوتُ كُلِّ شَيۡءٖ وَهُوَ يُجِيرُ وَلَا يُجَارُ عَلَيۡهِ إِن كُنتُمۡ تَعۡلَمُونَ ﴾
[المؤمنُون: 88]
﴿قل من بيده ملكوت كل شيء وهو يجير ولا يجار عليه إن﴾ [المؤمنُون: 88]
Mahmud Muhammad Abduh Dheh Yey yaddiisa ku Jirtaa Xukunka wax kasta, oo wax Magan Galiya, isna aan wax laga Magan galinayn, Haddaad wax Ogtihiin |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Dheh Yey yaddiisa ku Jirtaa Xukunka wax kasta, oo wax Magan Galiya, isna aan wax laga Magan galinayn, Haddaad wax Ogtihiin |