×

Markii aad ku fidineyseen carrabyadiinna8, oo aad ka laheydeen afafkiinnna wax aydaan 24:15 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:15) ayat 15 in Somali

24:15 Surah An-Nur ayat 15 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 15 - النور - Page - Juz 18

﴿إِذۡ تَلَقَّوۡنَهُۥ بِأَلۡسِنَتِكُمۡ وَتَقُولُونَ بِأَفۡوَاهِكُم مَّا لَيۡسَ لَكُم بِهِۦ عِلۡمٞ وَتَحۡسَبُونَهُۥ هَيِّنٗا وَهُوَ عِندَ ٱللَّهِ عَظِيمٞ ﴾
[النور: 15]

Markii aad ku fidineyseen carrabyadiinna8, oo aad ka laheydeen afafkiinnna wax aydaan ogeyn, oo waxaad mooddeen arrin fudud, halka Allaah agtiis ay aheyd wax daran

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إذ تلقونه بألسنتكم وتقولون بأفواهكم ما ليس لكم به علم وتحسبونه هينا, باللغة الصومالية

﴿إذ تلقونه بألسنتكم وتقولون بأفواهكم ما ليس لكم به علم وتحسبونه هينا﴾ [النور: 15]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Markaad kula kulmaysaan Qadafka Carrabkiinna oo ku Dhahaysaan Afkiinna waxaydaan Ogayn, una Malaynaysaan wax Fudud Isagoo Eebe Agtiisa ku wayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek