×

Hubaal kuwa ku eedeeya (zino) dumarka dhawrsoon mu’minadaha ah, ee iyagu moog 24:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:23) ayat 23 in Somali

24:23 Surah An-Nur ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 23 - النور - Page - Juz 18

﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ يَرۡمُونَ ٱلۡمُحۡصَنَٰتِ ٱلۡغَٰفِلَٰتِ ٱلۡمُؤۡمِنَٰتِ لُعِنُواْ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِ وَلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيمٞ ﴾
[النور: 23]

Hubaal kuwa ku eedeeya (zino) dumarka dhawrsoon mu’minadaha ah, ee iyagu moog oo ka war la’ (xumo oo dhan)12, waa lagu nacladay adduunka iyo aakhiradaba, oo waxay mudan doonaan cadaab aad u murugo weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الذين يرمون المحصنات الغافلات المؤمنات لعنوا في الدنيا والآخرة ولهم عذاب, باللغة الصومالية

﴿إن الذين يرمون المحصنات الغافلات المؤمنات لعنوا في الدنيا والآخرة ولهم عذاب﴾ [النور: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa Gana «Qadfa» Haweenka Dhawrsoon ee Halmaansan (Xumaanta) ee Mu'minaadka ah waa La Lacnaday Adduun iyo Aakhiraba, waxayna Mudan Cadaab Weyn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa Gana «Qadfa» Haweenka Dhawrsoon ee Halmaansan (Xumaanta) ee Mu'minaadka ah waa La Lacnaday Adduun iyo Aakhiraba, waxayna Mudan Cadaab Weyn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek