×

Jawaabta mu’miniinta, marka loogu yeedho Allaah iyo Rasuulkiisa si uu u kala 24:51 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:51) ayat 51 in Somali

24:51 Surah An-Nur ayat 51 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 51 - النور - Page - Juz 18

﴿إِنَّمَا كَانَ قَوۡلَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ إِذَا دُعُوٓاْ إِلَى ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ لِيَحۡكُمَ بَيۡنَهُمۡ أَن يَقُولُواْ سَمِعۡنَا وَأَطَعۡنَاۚ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡمُفۡلِحُونَ ﴾
[النور: 51]

Jawaabta mu’miniinta, marka loogu yeedho Allaah iyo Rasuulkiisa si uu u kala garsooro dhexdooda, waa uun inay yidhaahdaan: “Maqallay oo oggolnahay. Oo kuwan weeye kuwa ah liibaanayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إنما كان قول المؤمنين إذا دعوا إلى الله ورسوله ليحكم بينهم أن, باللغة الصومالية

﴿إنما كان قول المؤمنين إذا دعوا إلى الله ورسوله ليحكم بينهم أن﴾ [النور: 51]

Mahmud Muhammad Abduh
Mu'minka Hadalkiisu marka loogu yeedho Eebe iyo Rasuulkiisu inuu kala Xukumo Dhexdooda waa uun Inay Dhahaan waan Maqallay Waana Adeecnay kuwaasuna waa uun kuwa Liibaanay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Mu'minka Hadalkiisu marka loogu yeedho Eebe iyo Rasuulkiisu inuu kala Xukumo Dhexdooda waa uun Inay Dhahaan waan Maqallay Waana Adeecnay kuwaasuna waa uun kuwa Liibaanay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek