×

Miyaadan u fiirsan (farsamada) Rabbigaa, sida uu u fidiyo hooska? Oo haddii 25:45 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Furqan ⮕ (25:45) ayat 45 in Somali

25:45 Surah Al-Furqan ayat 45 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 45 - الفُرقَان - Page - Juz 19

﴿أَلَمۡ تَرَ إِلَىٰ رَبِّكَ كَيۡفَ مَدَّ ٱلظِّلَّ وَلَوۡ شَآءَ لَجَعَلَهُۥ سَاكِنٗا ثُمَّ جَعَلۡنَا ٱلشَّمۡسَ عَلَيۡهِ دَلِيلٗا ﴾
[الفُرقَان: 45]

Miyaadan u fiirsan (farsamada) Rabbigaa, sida uu u fidiyo hooska? Oo haddii uu doono, wuxuu hubaal ka dhigi lahaa mid xasilan (taagan), markaasaan uga dhignay qorraxda tilmaan ay leedahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم تر إلى ربك كيف مد الظل ولو شاء لجعله ساكنا ثم, باللغة الصومالية

﴿ألم تر إلى ربك كيف مد الظل ولو شاء لجعله ساكنا ثم﴾ [الفُرقَان: 45]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyeydaan Ogayn sida Eebe u Fidiyo hadhka, hadduu Doonana wuxuu ka Yeeli lahaa Mid Xasillan (Taagan) markaasaan ugu Yeellay Qorraxda korkiisa Daliil (Xujo)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyeydaan Ogayn sida Eebe u Fidiyo hadhka, hadduu Doonana wuxuu ka Yeeli lahaa Mid Xasillan (Taagan) markaasaan ugu Yeellay Qorraxda korkiisa Daliil (Xujo)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek