×

Dheh: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa leh Allaah, oo nabad ha ahaato 27:59 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:59) ayat 59 in Somali

27:59 Surah An-Naml ayat 59 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 59 - النَّمل - Page - Juz 19

﴿قُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ وَسَلَٰمٌ عَلَىٰ عِبَادِهِ ٱلَّذِينَ ٱصۡطَفَىٰٓۗ ءَآللَّهُ خَيۡرٌ أَمَّا يُشۡرِكُونَ ﴾
[النَّمل: 59]

Dheh: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa leh Allaah, oo nabad ha ahaato addoomahiisa dushooda uu doortay. Ma Allaah baa wanaagsan, mise kuwa ay la wadaajiyaan cibaadada shariigyo ahaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل الحمد لله وسلام على عباده الذين اصطفى آلله خير أما يشركون, باللغة الصومالية

﴿قل الحمد لله وسلام على عباده الذين اصطفى آلله خير أما يشركون﴾ [النَّمل: 59]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad Dhahdaa mahad Eebaa iska leh Nabadgalyana ha Ahaato Addoomadiis uu Doortay Korkooda, ma Eebaa Khayr roon mise waxay la Wadaajin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek