Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 25 - آل عِمران - Page - Juz 3
﴿فَكَيۡفَ إِذَا جَمَعۡنَٰهُمۡ لِيَوۡمٖ لَّا رَيۡبَ فِيهِ وَوُفِّيَتۡ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا كَسَبَتۡ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ ﴾ 
[آل عِمران: 25]
﴿فكيف إذا جمعناهم ليوم لا ريب فيه ووفيت كل نفس ما كسبت﴾ [آل عِمران: 25]
| Mahmud Muhammad Abduh Ee say ahaan markaanu u kulmino Maalin aan shaki lahayn, loona oofiyo. (dhameeyo) Naf kastaa waxay kasbatay iyagoon la dulmayn  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Ee say ahaan markaanu u kulmino Maalin aan shaki lahayn, loona oofiyo. (dhameeyo) Naf kastaa waxay kasbatay iyagoon la dulmayn  |