Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 49 - الرُّوم - Page - Juz 21
﴿وَإِن كَانُواْ مِن قَبۡلِ أَن يُنَزَّلَ عَلَيۡهِم مِّن قَبۡلِهِۦ لَمُبۡلِسِينَ ﴾
[الرُّوم: 49]
﴿وإن كانوا من قبل أن ينـزل عليهم من قبله لمبلسين﴾ [الرُّوم: 49]
Mahmud Muhammad Abduh waxayna ahaayeen soo dajinta Roobka ka hor kuwo Quusan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu waxayna ahaayeen soo dajinta Roobka ka hor kuwo Quusan |