×

Oo Maalinta ay saacadda dhici doonto, waxay ku dhaaran doonaan dambiilayaashu inaysan 30:55 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Rum ⮕ (30:55) ayat 55 in Somali

30:55 Surah Ar-Rum ayat 55 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 55 - الرُّوم - Page - Juz 21

﴿وَيَوۡمَ تَقُومُ ٱلسَّاعَةُ يُقۡسِمُ ٱلۡمُجۡرِمُونَ مَا لَبِثُواْ غَيۡرَ سَاعَةٖۚ كَذَٰلِكَ كَانُواْ يُؤۡفَكُونَ ﴾
[الرُّوم: 55]

Oo Maalinta ay saacadda dhici doonto, waxay ku dhaaran doonaan dambiilayaashu inaysan nagaanin waxaan ahayn saacad, sidaas bay xaqa uga leexdaan weligood

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويوم تقوم الساعة يقسم المجرمون ما لبثوا غير ساعة كذلك كانوا يؤفكون, باللغة الصومالية

﴿ويوم تقوم الساعة يقسم المجرمون ما لبثوا غير ساعة كذلك كانوا يؤفكون﴾ [الرُّوم: 55]

Mahmud Muhammad Abduh
maalinta Qiyaamadu kacdo waxay ku dhaartaan dambiilayaashu inayan nagaanin Saacad mooyee, saasaana (xaqa) looga leexiyey
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
maalinta Qiyaamadu kacdo waxay ku dhaartaan dambiilayaashu inayan nagaanin Saacad mooyee, saasaana (xaqa) looga leexiyey
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek