×

Oo haddii aad weydiiso: Yaa abuuray samooyinka iyo arlada? waxay hubaal odhan 31:25 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Luqman ⮕ (31:25) ayat 25 in Somali

31:25 Surah Luqman ayat 25 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Luqman ayat 25 - لُقمَان - Page - Juz 21

﴿وَلَئِن سَأَلۡتَهُم مَّنۡ خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ لَيَقُولُنَّ ٱللَّهُۚ قُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِۚ بَلۡ أَكۡثَرُهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ ﴾
[لُقمَان: 25]

Oo haddii aad weydiiso: Yaa abuuray samooyinka iyo arlada? waxay hubaal odhan doonaan: Allaah. Dheh: Ammaan idilkeed mahadi wehliso waxaa mudan Allaah. laakiinse badankoodu ma ogsoona

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولئن سألتهم من خلق السموات والأرض ليقولن الله قل الحمد لله بل, باللغة الصومالية

﴿ولئن سألتهم من خلق السموات والأرض ليقولن الله قل الحمد لله بل﴾ [لُقمَان: 25]

Mahmud Muhammad Abduh
haddaad waydiisid yaa abuuray samooyinka iyo dhulka waay odhan ilaahay, waxaad dhahdaa mahad Eebaa iska leh, hadankoodse ma oga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek