×

Waxay yidhaahdeen: Ma ahidin waxba aan ahayn dad nala mid ah aan 36:15 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ya-Sin ⮕ (36:15) ayat 15 in Somali

36:15 Surah Ya-Sin ayat 15 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ya-Sin ayat 15 - يسٓ - Page - Juz 22

﴿قَالُواْ مَآ أَنتُمۡ إِلَّا بَشَرٞ مِّثۡلُنَا وَمَآ أَنزَلَ ٱلرَّحۡمَٰنُ مِن شَيۡءٍ إِنۡ أَنتُمۡ إِلَّا تَكۡذِبُونَ ﴾
[يسٓ: 15]

Waxay yidhaahdeen: Ma ahidin waxba aan ahayn dad nala mid ah aan waadheyn, mana soo dejin Raxmaanku waxba, ee been uun baad sheegeysaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا ما أنتم إلا بشر مثلنا وما أنـزل الرحمن من شيء إن, باللغة الصومالية

﴿قالوا ما أنتم إلا بشر مثلنا وما أنـزل الرحمن من شيء إن﴾ [يسٓ: 15]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna dhaheen (gaaladii) idinku ma tihidiin waxaan bashar (dad) nala mid ah ahayn, Eebaha Raxamaan ahna waxba ma soo dajinin, idinkuna waxaan been ahayn masheegaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek