×

Ee xurmo oo dhan waxaa iska leh oo nazahan Kan (Allaah) ay 36:83 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ya-Sin ⮕ (36:83) ayat 83 in Somali

36:83 Surah Ya-Sin ayat 83 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ya-Sin ayat 83 - يسٓ - Page - Juz 23

﴿فَسُبۡحَٰنَ ٱلَّذِي بِيَدِهِۦ مَلَكُوتُ كُلِّ شَيۡءٖ وَإِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ ﴾
[يسٓ: 83]

Ee xurmo oo dhan waxaa iska leh oo nazahan Kan (Allaah) ay Gacantiisu ku jirto Xukunka wax kasta, oo Xaggiiisa baa dib la idiinku soo celin doonaa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فسبحان الذي بيده ملكوت كل شيء وإليه ترجعون, باللغة الصومالية

﴿فسبحان الذي بيده ملكوت كل شيء وإليه ترجعون﴾ [يسٓ: 83]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa nasahan (xumaan ka fog) Eebaha awooddiisu ku jirto xukunka wax kasta, xaggiisana laydiinsoo celin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaa nasahan (xumaan ka fog) Eebaha awooddiisu ku jirto xukunka wax kasta, xaggiisana laydiinsoo celin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek