×

Laakiinse (ma xagga) kuwa dhowra (xilka uu saaray) Rabbigood waxay mudan doonaan 39:20 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:20) ayat 20 in Somali

39:20 Surah Az-Zumar ayat 20 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 20 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿لَٰكِنِ ٱلَّذِينَ ٱتَّقَوۡاْ رَبَّهُمۡ لَهُمۡ غُرَفٞ مِّن فَوۡقِهَا غُرَفٞ مَّبۡنِيَّةٞ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُۖ وَعۡدَ ٱللَّهِ لَا يُخۡلِفُ ٱللَّهُ ٱلۡمِيعَادَ ﴾
[الزُّمَر: 20]

Laakiinse (ma xagga) kuwa dhowra (xilka uu saaray) Rabbigood waxay mudan doonaan dabaqyo sare ay ka korreeyaan dabaqyo kale loo dhisay (iyaga), oo ay webiyadu hoos qulqulaan; (Kani waa) Ballan Ilaahay, Allaah kama baxo Ballankiisa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لكن الذين اتقوا ربهم لهم غرف من فوقها غرف مبنية تجري من, باللغة الصومالية

﴿لكن الذين اتقوا ربهم لهم غرف من فوقها غرف مبنية تجري من﴾ [الزُّمَر: 20]

Mahmud Muhammad Abduh
kuwa ka dhawrsaday Eebahoodse waxay mudan Qawlado (Janno) oo qawlada kale ka korreeyaan sifiicanna (udhisan), waxaana dhexsocda Wabiyaalkii, waana yabooh Eebe, mana baajiyo Eebe yaboohissa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kuwa ka dhawrsaday Eebahoodse waxay mudan Qawlado (Janno) oo qawlada kale ka korreeyaan sifiicanna (udhisan), waxaana dhexsocda Wabiyaalkii, waana yabooh Eebe, mana baajiyo Eebe yaboohissa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek