×

Oo marka ay dhibi taabato aadmiga wuxuu u dhawaaqdaa Rabbigiis (Allaah Keliya) 39:8 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:8) ayat 8 in Somali

39:8 Surah Az-Zumar ayat 8 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 8 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿۞ وَإِذَا مَسَّ ٱلۡإِنسَٰنَ ضُرّٞ دَعَا رَبَّهُۥ مُنِيبًا إِلَيۡهِ ثُمَّ إِذَا خَوَّلَهُۥ نِعۡمَةٗ مِّنۡهُ نَسِيَ مَا كَانَ يَدۡعُوٓاْ إِلَيۡهِ مِن قَبۡلُ وَجَعَلَ لِلَّهِ أَندَادٗا لِّيُضِلَّ عَن سَبِيلِهِۦۚ قُلۡ تَمَتَّعۡ بِكُفۡرِكَ قَلِيلًا إِنَّكَ مِنۡ أَصۡحَٰبِ ٱلنَّارِ ﴾
[الزُّمَر: 8]

Oo marka ay dhibi taabato aadmiga wuxuu u dhawaaqdaa Rabbigiis (Allaah Keliya) isagoo badiya u noqodka Xaggiisa, markase uu siiyo nicmo Xaggiisa ah3, waa halmaamaa waxa uu ugu dhawaaqday kal hore, oo wuxuu u yeelaa dhigyo Allaah, si uu (u lumo oo aadmigana) uga lumiyo Jidkiisa. Dheh: Ku raaxeyso abaal dhiciddaada wax yar, hubaal waxaad ka mid tahay ehlu Naarka

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإذا مس الإنسان ضر دعا ربه منيبا إليه ثم إذا خوله نعمة, باللغة الصومالية

﴿وإذا مس الإنسان ضر دعا ربه منيبا إليه ثم إذا خوله نعمة﴾ [الزُّمَر: 8]

Mahmud Muhammad Abduh
Markuu dadka taabto dhib wuxuu baryaa Eebihiis isagoo u noqon, markuuse Nicmo siiyo wuu illoobaa wuxuu baryey horey, wuxuuna u yeelaa Eebe shariigyo si uu uga baadiyeeyo (kaasi) jidka Eebe, waxaad dhahdaa ku raaxaysogaalnimadaada wax yar waxaad ka mid tahay chelu naarke
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Markuu dadka taabto dhib wuxuu baryaa Eebihiis isagoo u noqon, markuuse Nicmo siiyo wuu illoobaa wuxuu baryey horey, wuxuuna u yeelaa Eebe shariigyo si uu uga baadiyeeyo (kaasi) jidka Eebe, waxaad dhahdaa ku raaxaysogaalnimadaada wax yar waxaad ka mid tahay chelu naarke
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek