×

Oo sidaas baan waxaan kuugu waxyoonnaa (Kitaab)waxyi Amarkayaga ah oo ma aad 42:52 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ash-Shura ⮕ (42:52) ayat 52 in Somali

42:52 Surah Ash-Shura ayat 52 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ash-Shura ayat 52 - الشُّوري - Page - Juz 25

﴿وَكَذَٰلِكَ أَوۡحَيۡنَآ إِلَيۡكَ رُوحٗا مِّنۡ أَمۡرِنَاۚ مَا كُنتَ تَدۡرِي مَا ٱلۡكِتَٰبُ وَلَا ٱلۡإِيمَٰنُ وَلَٰكِن جَعَلۡنَٰهُ نُورٗا نَّهۡدِي بِهِۦ مَن نَّشَآءُ مِنۡ عِبَادِنَاۚ وَإِنَّكَ لَتَهۡدِيٓ إِلَىٰ صِرَٰطٖ مُّسۡتَقِيمٖ ﴾
[الشُّوري: 52]

Oo sidaas baan waxaan kuugu waxyoonnaa (Kitaab)waxyi Amarkayaga ah oo ma aad ogeyn muxuu ahaa Kitaab iyo Iimaan midna? Laakiinse waxaan ka dhignay Nuur aan ku hanuuninno cidda aan doono oo ka mid ah addoomahayaga. Oo hubaal waxaad adigu dhab ahaan tusisaa jidka loo qaado Tubta Toosan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وكذلك أوحينا إليك روحا من أمرنا ما كنت تدري ما الكتاب ولا, باللغة الصومالية

﴿وكذلك أوحينا إليك روحا من أمرنا ما كنت تدري ما الكتاب ولا﴾ [الشُّوري: 52]

Mahmud Muhammad Abduh
Saasaannu kuugu waxyoonay nolol amarkanaga ah (Quraanka) maadan aqoonin Kitaab wuxuu yahay iyo Iimaan midna, laakiin waxaan ka yeellay Nuur aannu ku hanuunino ciddaan doono oo addoomadanada ka mid ah, adiguna Nabiyow waxaad ku hanuunin jidka toosan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Saasaannu kuugu waxyoonay nolol amarkanaga ah (Quraanka) maadan aqoonin Kitaab wuxuu yahay iyo Iimaan midna, laakiin waxaan ka yeellay Nuur aannu ku hanuunino ciddaan doono oo addoomadanada ka mid ah, adiguna Nabiyow waxaad ku hanuunin jidka toosan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek