×

Ee miyaad haddaba ka yeeli kartaa dhegoolaha inuu wax maqlo, mise hanuunin 43:40 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zukhruf ⮕ (43:40) ayat 40 in Somali

43:40 Surah Az-Zukhruf ayat 40 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zukhruf ayat 40 - الزُّخرُف - Page - Juz 25

﴿أَفَأَنتَ تُسۡمِعُ ٱلصُّمَّ أَوۡ تَهۡدِي ٱلۡعُمۡيَ وَمَن كَانَ فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٖ ﴾
[الزُّخرُف: 40]

Ee miyaad haddaba ka yeeli kartaa dhegoolaha inuu wax maqlo, mise hanuunin kartaa indhoolaha iyo mid isagu ku jira habow caddaan ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أفأنت تسمع الصم أو تهدي العمي ومن كان في ضلال مبين, باللغة الصومالية

﴿أفأنت تسمع الصم أو تهدي العمي ومن كان في ضلال مبين﴾ [الزُّخرُف: 40]

Mahmud Muhammad Abduh
Ma adaa wax maqashiin kara wax ma maqle, ma adaase hanuunin Kara (toosin kara) wax ma arke iyo cid ku sugan baadi cad
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ma adaa wax maqashiin kara wax ma maqle, ma adaase hanuunin Kara (toosin kara) wax ma arke iyo cid ku sugan baadi cad
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek