Quran with Somali translation - Surah Al-Ahqaf ayat 14 - الأحقَاف - Page - Juz 26
﴿أُوْلَٰٓئِكَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡجَنَّةِ خَٰلِدِينَ فِيهَا جَزَآءَۢ بِمَا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ ﴾
[الأحقَاف: 14]
﴿أولئك أصحاب الجنة خالدين فيها جزاء بما كانوا يعملون﴾ [الأحقَاف: 14]
Mahmud Muhammad Abduh Kuwaasna waa ehlu-Janno wayna ku waari dhexdeeda, abaalmarin camalkoodii (wanaagsanaa) darteed |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kuwaasna waa ehlu-Janno wayna ku waari dhexdeeda, abaalmarin camalkoodii (wanaagsanaa) darteed |