Quran with Somali translation - Surah Qaf ayat 4 - قٓ - Page - Juz 26
﴿قَدۡ عَلِمۡنَا مَا تَنقُصُ ٱلۡأَرۡضُ مِنۡهُمۡۖ وَعِندَنَا كِتَٰبٌ حَفِيظُۢ ﴾
[قٓ: 4]
﴿قد علمنا ما تنقص الأرض منهم وعندنا كتاب حفيظ﴾ [قٓ: 4]
Mahmud Muhammad Abduh Waan ognahay waxa dhulku ka cunay jidhkooda, agtannadana waxaa yaallaa Kitaab koobay wax walba, oo ilaashan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waan ognahay waxa dhulku ka cunay jidhkooda, agtannadana waxaa yaallaa Kitaab koobay wax walba, oo ilaashan |