Quran with Somali translation - Surah An-Najm ayat 52 - النَّجم - Page - Juz 27
﴿وَقَوۡمَ نُوحٖ مِّن قَبۡلُۖ إِنَّهُمۡ كَانُواْ هُمۡ أَظۡلَمَ وَأَطۡغَىٰ ﴾
[النَّجم: 52]
﴿وقوم نوح من قبل إنهم كانوا هم أظلم وأطغى﴾ [النَّجم: 52]
| Mahmud Muhammad Abduh (Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu (Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan |