Quran with Somali translation - Surah Ar-Rahman ayat 33 - الرَّحمٰن - Page - Juz 27
﴿يَٰمَعۡشَرَ ٱلۡجِنِّ وَٱلۡإِنسِ إِنِ ٱسۡتَطَعۡتُمۡ أَن تَنفُذُواْ مِنۡ أَقۡطَارِ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ فَٱنفُذُواْۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلۡطَٰنٖ ﴾
[الرَّحمٰن: 33]
﴿يامعشر الجن والإنس إن استطعتم أن تنفذوا من أقطار السموات والأرض فانفذوا﴾ [الرَّحمٰن: 33]
Mahmud Muhammad Abduh Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada jihooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan |