×

Waa Isaga Kan hore iyo Kan dambe, iyo Kan ka sarreeya wax 57:3 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hadid ⮕ (57:3) ayat 3 in Somali

57:3 Surah Al-hadid ayat 3 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hadid ayat 3 - الحدِيد - Page - Juz 27

﴿هُوَ ٱلۡأَوَّلُ وَٱلۡأٓخِرُ وَٱلظَّٰهِرُ وَٱلۡبَاطِنُۖ وَهُوَ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمٌ ﴾
[الحدِيد: 3]

Waa Isaga Kan hore iyo Kan dambe, iyo Kan ka sarreeya wax walba ee kor jira (samada) iyo Kan Dhowaanshaha Badan. Oo Ogsoon wax waliba

❮ Previous Next ❯

ترجمة: هو الأول والآخر والظاهر والباطن وهو بكل شيء عليم, باللغة الصومالية

﴿هو الأول والآخر والظاهر والباطن وهو بكل شيء عليم﴾ [الحدِيد: 3]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waa kan horreeyay, waana kan dambayn, waana kan muuqda (khalqigiisa) awgiis waana kan (Indhaha) ka qarsoon waxwalbana og
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waa kan horreeyay, waana kan dambayn, waana kan muuqda (khalqigiisa) awgiis waana kan (Indhaha) ka qarsoon waxwalbana og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek