×

Dheh: Miyaad u fiirsateen, hadday idiinku timaaddo cadaabta Ilaahay kedo ama caddaan; 6:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-An‘am ⮕ (6:47) ayat 47 in Somali

6:47 Surah Al-An‘am ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-An‘am ayat 47 - الأنعَام - Page - Juz 7

﴿قُلۡ أَرَءَيۡتَكُمۡ إِنۡ أَتَىٰكُمۡ عَذَابُ ٱللَّهِ بَغۡتَةً أَوۡ جَهۡرَةً هَلۡ يُهۡلَكُ إِلَّا ٱلۡقَوۡمُ ٱلظَّٰلِمُونَ ﴾
[الأنعَام: 47]

Dheh: Miyaad u fiirsateen, hadday idiinku timaaddo cadaabta Ilaahay kedo ama caddaan; Miyaa la halligaa waxaan aheyn dadka gar ma qaatayaasha ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل أرأيتكم إن أتاكم عذاب الله بغتة أو جهرة هل يهلك إلا, باللغة الصومالية

﴿قل أرأيتكم إن أتاكم عذاب الله بغتة أو جهرة هل يهلك إلا﴾ [الأنعَام: 47]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad Dhahdaa Bal Warrama hadduu Idiinku Yimaaddo Cadaabka Eebe Kado ama Caddaan miyaa la Halaagaa waxaan Qoomka Daalimiinta Ahayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek