×

Dheh: Hubaal Anigu waxaan ka heystaa Xujo Cad xagga Rabbigay, waadse beenisaan, 6:57 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-An‘am ⮕ (6:57) ayat 57 in Somali

6:57 Surah Al-An‘am ayat 57 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-An‘am ayat 57 - الأنعَام - Page - Juz 7

﴿قُلۡ إِنِّي عَلَىٰ بَيِّنَةٖ مِّن رَّبِّي وَكَذَّبۡتُم بِهِۦۚ مَا عِندِي مَا تَسۡتَعۡجِلُونَ بِهِۦٓۚ إِنِ ٱلۡحُكۡمُ إِلَّا لِلَّهِۖ يَقُصُّ ٱلۡحَقَّۖ وَهُوَ خَيۡرُ ٱلۡفَٰصِلِينَ ﴾
[الأنعَام: 57]

Dheh: Hubaal Anigu waxaan ka heystaa Xujo Cad xagga Rabbigay, waadse beenisaan, ma hayo waxa aad degdegsaneysaan. Go’aanka waxaa iska leh Allaah, wuxuu soo tebiyaa Xaqa, oo waa Isaga Kan u wanagsan inta wax kala xukunta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل إني على بينة من ربي وكذبتم به ما عندي ما تستعجلون, باللغة الصومالية

﴿قل إني على بينة من ربي وكذبتم به ما عندي ما تستعجلون﴾ [الأنعَام: 57]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad Dhahdaa waxaan ku Sugnahay Xujo Eebahay waadna Beeniseen Xaqaas, agtayda ma aha waxaad Dadajisanaysaan, Xukunkana Eebaa iska leh, Xaquuna Xukumi, waana kuu Xukunkiisu Khayr Leeyahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek