×

Dheh: Haddaan hayn lahaa waxa aad dooneysaan in la soo dedejiyo, arrinka 6:58 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-An‘am ⮕ (6:58) ayat 58 in Somali

6:58 Surah Al-An‘am ayat 58 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-An‘am ayat 58 - الأنعَام - Page - Juz 7

﴿قُل لَّوۡ أَنَّ عِندِي مَا تَسۡتَعۡجِلُونَ بِهِۦ لَقُضِيَ ٱلۡأَمۡرُ بَيۡنِي وَبَيۡنَكُمۡۗ وَٱللَّهُ أَعۡلَمُ بِٱلظَّٰلِمِينَ ﴾
[الأنعَام: 58]

Dheh: Haddaan hayn lahaa waxa aad dooneysaan in la soo dedejiyo, arrinka wuxuu hubaal ahaan lahaa mid la gooyey aniga iyo idinka dhexdeenna, Oo Allaah aad buu u ogsoon yahay geflowyada

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل لو أن عندي ما تستعجلون به لقضي الأمر بيني وبينكم والله, باللغة الصومالية

﴿قل لو أن عندي ما تستعجلون به لقضي الأمر بيني وبينكم والله﴾ [الأنعَام: 58]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad Dhahdaa hadduu Yahay agtayda waxaad Dedejisanaysaan (Cigabta) waxaa Ia kala Xukumi Lahaa Dhexdeenna Eebana waa Ogyahay Daalimiinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek