×

Maalinta marka dhudhunka la feydo (dhudhunka Ilaahay) oo loogu yeedho inay sujuudaan, 68:42 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Qalam ⮕ (68:42) ayat 42 in Somali

68:42 Surah Al-Qalam ayat 42 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Qalam ayat 42 - القَلَم - Page - Juz 29

﴿يَوۡمَ يُكۡشَفُ عَن سَاقٖ وَيُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ ﴾
[القَلَم: 42]

Maalinta marka dhudhunka la feydo (dhudhunka Ilaahay) oo loogu yeedho inay sujuudaan, mase ahaan doonaan kuwo kara (waa gaalada iyo munaafiqiinta). (dhudhunka la feydo waxaa sidoo kale lagu fasiray ay jirto shiddada iyo dhibaatada, waa Maalinta Qiyaamaha)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يوم يكشف عن ساق ويدعون إلى السجود فلا يستطيعون, باللغة الصومالية

﴿يوم يكشف عن ساق ويدعون إلى السجود فلا يستطيعون﴾ [القَلَم: 42]

Mahmud Muhammad Abduh
Maalinta dhudhunka la faydi doono Gaaladana loogu yeedhi doono inay sujuudaan ma karayaan Sujuud
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Maalinta dhudhunka la faydi doono Gaaladana loogu yeedhi doono inay sujuudaan ma karayaan Sujuud
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek