×

Indhahoodu waxay ahaan doonaan kuwo hoos u rogan, dulli baa dabooli doona; 68:43 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Qalam ⮕ (68:43) ayat 43 in Somali

68:43 Surah Al-Qalam ayat 43 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Qalam ayat 43 - القَلَم - Page - Juz 29

﴿خَٰشِعَةً أَبۡصَٰرُهُمۡ تَرۡهَقُهُمۡ ذِلَّةٞۖ وَقَدۡ كَانُواْ يُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ وَهُمۡ سَٰلِمُونَ ﴾
[القَلَم: 43]

Indhahoodu waxay ahaan doonaan kuwo hoos u rogan, dulli baa dabooli doona; oo xaqiiq waxaa loogu yeedhi jirey inay sujuudaan iyagoo weliba fayow

❮ Previous Next ❯

ترجمة: خاشعة أبصارهم ترهقهم ذلة وقد كانوا يدعون إلى السجود وهم سالمون, باللغة الصومالية

﴿خاشعة أبصارهم ترهقهم ذلة وقد كانوا يدعون إلى السجود وهم سالمون﴾ [القَلَم: 43]

Mahmud Muhammad Abduh
Indhaha Gaaladu Maalintaas waa dullaysan tahay waxaana ku muuqda Walbahaar iyo qoomamo, waxayna ahaayeen (Adduunka) kuwa loogu yeeray Sujuud iyagoo nabad qaba
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Indhaha Gaaladu Maalintaas waa dullaysan tahay waxaana ku muuqda Walbahaar iyo qoomamo, waxayna ahaayeen (Adduunka) kuwa loogu yeeray Sujuud iyagoo nabad qaba
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek