Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 2 - الأعرَاف - Page - Juz 8
﴿كِتَٰبٌ أُنزِلَ إِلَيۡكَ فَلَا يَكُن فِي صَدۡرِكَ حَرَجٞ مِّنۡهُ لِتُنذِرَ بِهِۦ وَذِكۡرَىٰ لِلۡمُؤۡمِنِينَ ﴾
[الأعرَاف: 2]
﴿كتاب أنـزل إليك فلا يكن في صدرك حرج منه لتنذر به وذكرى﴾ [الأعرَاف: 2]
Mahmud Muhammad Abduh Kani waa Kitaab aannu kuu soo Dejinnay ee yeyna Laabtaada Dhibi (Cidhiidh) ahaan inaad ugu Digto, waana Waanada Mu'miniinta |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kani waa Kitaab aannu kuu soo Dejinnay ee yeyna Laabtaada Dhibi (Cidhiidh) ahaan inaad ugu Digto, waana Waanada Mu'miniinta |