×

Dheh: Waxba naguma dhici doonaan wuxuu Allaah noo qoray maahee. Isagaa ah 9:51 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:51) ayat 51 in Somali

9:51 Surah At-Taubah ayat 51 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 51 - التوبَة - Page - Juz 10

﴿قُل لَّن يُصِيبَنَآ إِلَّا مَا كَتَبَ ٱللَّهُ لَنَا هُوَ مَوۡلَىٰنَاۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلۡيَتَوَكَّلِ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ﴾
[التوبَة: 51]

Dheh: Waxba naguma dhici doonaan wuxuu Allaah noo qoray maahee. Isagaa ah Gargaarahayaga. Oo Allaah ha isku halleeyaan mu'miniintu

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله, باللغة الصومالية

﴿قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله﴾ [التوبَة: 51]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaad dhahdaa naguma dhaco wax Eebe noo qoray mooyee, isagaa gargaarahannaga ah ee Ilaahay uun ha tala Saarteen Mu'miniintu
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek