Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 125 - طه - Page - Juz 16
﴿قَالَ رَبِّ لِمَ حَشَرۡتَنِيٓ أَعۡمَىٰ وَقَدۡ كُنتُ بَصِيرٗا ﴾ 
[طه: 125]
﴿قال رب لم حشرتني أعمى وقد كنت بصيرا﴾ [طه: 125]
| Mahmud Muhammad Abduh wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii)  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii)  |