×

Oo waxay kuwa rumeysan diida ku yidhaahdaan kuwa rumeysan haddii uu ahaan 46:11 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahqaf ⮕ (46:11) ayat 11 in Somali

46:11 Surah Al-Ahqaf ayat 11 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahqaf ayat 11 - الأحقَاف - Page - Juz 26

﴿وَقَالَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لِلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَوۡ كَانَ خَيۡرٗا مَّا سَبَقُونَآ إِلَيۡهِۚ وَإِذۡ لَمۡ يَهۡتَدُواْ بِهِۦ فَسَيَقُولُونَ هَٰذَآ إِفۡكٞ قَدِيمٞ ﴾
[الأحقَاف: 11]

Oo waxay kuwa rumeysan diida ku yidhaahdaan kuwa rumeysan haddii uu ahaan lahaa wax wanaagsan iyagu nooga- ma horreeyeen7. Oo maadaama aanay dooneyn inay ku hanuunsamaan, waxay yidhaahdaan: Kanu waa beenihii hore

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقال الذين كفروا للذين آمنوا لو كان خيرا ما سبقونا إليه وإذ, باللغة الصومالية

﴿وقال الذين كفروا للذين آمنوا لو كان خيرا ما سبقونا إليه وإذ﴾ [الأحقَاف: 11]

Mahmud Muhammad Abduh
Gaaladii waxay dheheen hadduu Quraanku khayr yahay noogama hormareen rumayntiisa, iyagoon hanuunsanayn gaaladu yay haddana dhihi kan (Quraanka ah) waa beenihii hore
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek