×

Wuxuu yidhi: Cilmigu waa uun Xagga Allaah, oo waxaan idin soo gaarsiiyaa 46:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahqaf ⮕ (46:23) ayat 23 in Somali

46:23 Surah Al-Ahqaf ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahqaf ayat 23 - الأحقَاف - Page - Juz 26

﴿قَالَ إِنَّمَا ٱلۡعِلۡمُ عِندَ ٱللَّهِ وَأُبَلِّغُكُم مَّآ أُرۡسِلۡتُ بِهِۦ وَلَٰكِنِّيٓ أَرَىٰكُمۡ قَوۡمٗا تَجۡهَلُونَ ﴾
[الأحقَاف: 23]

Wuxuu yidhi: Cilmigu waa uun Xagga Allaah, oo waxaan idin soo gaarsiiyaa fartiinta la ila soo diray, Laakiinse waxaan arkaa inaad tihiin qolo aan garasho lahayn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال إنما العلم عند الله وأبلغكم ما أرسلت به ولكني أراكم قوما, باللغة الصومالية

﴿قال إنما العلم عند الله وأبلغكم ما أرسلت به ولكني أراكم قوما﴾ [الأحقَاف: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Wuxuuna ku yidhi Eebaa ku cilmi leh (goorta caddibaaddiinna) ee anugu waxaan idin gaadhsiin waxa layfaray inaan gaadhsiiyo, waxaanse idinku arkaa kuwa jaahiliin ah
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Wuxuuna ku yidhi Eebaa ku cilmi leh (goorta caddibaaddiinna) ee anugu waxaan idin gaadhsiin waxa layfaray inaan gaadhsiiyo, waxaanse idinku arkaa kuwa jaahiliin ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek