×

Oo Allaah baa iska leh waxaa jira samooyinka iyo waxa jira arlada, 53:31 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Najm ⮕ (53:31) ayat 31 in Somali

53:31 Surah An-Najm ayat 31 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Najm ayat 31 - النَّجم - Page - Juz 27

﴿وَلِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِ لِيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَسَٰٓـُٔواْ بِمَا عَمِلُواْ وَيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَحۡسَنُواْ بِٱلۡحُسۡنَى ﴾
[النَّجم: 31]

Oo Allaah baa iska leh waxaa jira samooyinka iyo waxa jira arlada, si uu uga abaal marsho kuwa fala xumaanta waxa ay falaan, iyo (inuu) ugu abaal gudo kuwa fala samaanta waxa wax u wanaagsan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولله ما في السموات وما في الأرض ليجزي الذين أساءوا بما عملوا, باللغة الصومالية

﴿ولله ما في السموات وما في الأرض ليجزي الذين أساءوا بما عملوا﴾ [النَّجم: 31]

Mahmud Muhammad Abduh
Samaawaadka iyo Dhulka waxa ku sugan Eebaa iska leh, si uu uga abaalmariyo kuwa xumaanta falay camalkoodii, ugana abaalmariyo kuwii wanaagga falay wanaag
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Samaawaadka iyo Dhulka waxa ku sugan Eebaa iska leh, si uu uga abaalmariyo kuwa xumaanta falay camalkoodii, ugana abaalmariyo kuwii wanaagga falay wanaag
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek