×

Xildhibaannadii ka mid ahaa dadkiisii waxay yidhaahdeen: Hubaal waxaan innagu xaqiiq kugu 7:60 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-A‘raf ⮕ (7:60) ayat 60 in Somali

7:60 Surah Al-A‘raf ayat 60 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 60 - الأعرَاف - Page - Juz 8

﴿قَالَ ٱلۡمَلَأُ مِن قَوۡمِهِۦٓ إِنَّا لَنَرَىٰكَ فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٖ ﴾
[الأعرَاف: 60]

Xildhibaannadii ka mid ahaa dadkiisii waxay yidhaahdeen: Hubaal waxaan innagu xaqiiq kugu aragnaa inaad ku sugan tahay habow caddaan ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال الملأ من قومه إنا لنراك في ضلال مبين, باللغة الصومالية

﴿قال الملأ من قومه إنا لنراك في ضلال مبين﴾ [الأعرَاف: 60]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay Dheheen Madaxdii Qoomkiisa ka mid ahayd waxaan kugu Aragnaa Baadi Cad
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay Dheheen Madaxdii Qoomkiisa ka mid ahayd waxaan kugu Aragnaa Baadi Cad
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek