×

Abaalkooda Rabbigood agtiis ah waa Beero negaadi ah oo ay hoostoodu webiyadu 98:8 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Bayyinah ⮕ (98:8) ayat 8 in Somali

98:8 Surah Al-Bayyinah ayat 8 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Bayyinah ayat 8 - البَينَة - Page - Juz 30

﴿جَزَآؤُهُمۡ عِندَ رَبِّهِمۡ جَنَّٰتُ عَدۡنٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدٗاۖ رَّضِيَ ٱللَّهُ عَنۡهُمۡ وَرَضُواْ عَنۡهُۚ ذَٰلِكَ لِمَنۡ خَشِيَ رَبَّهُۥ ﴾
[البَينَة: 8]

Abaalkooda Rabbigood agtiis ah waa Beero negaadi ah oo ay hoostoodu webiyadu qul-qulaan, ay ku waari doonaan dhexdeeda weligood, Allaah Raalli buu ka yahay, iyaguna Raalli ku yihiin. Sidaas waxaa leh kii isagu ka baqa Rabbigi

❮ Previous Next ❯

ترجمة: جزاؤهم عند ربهم جنات عدن تجري من تحتها الأنهار خالدين فيها أبدا, باللغة الصومالية

﴿جزاؤهم عند ربهم جنات عدن تجري من تحتها الأنهار خالدين فيها أبدا﴾ [البَينَة: 8]

Mahmud Muhammad Abduh
Abaalkooda ay Eebe agtiisa kii leeyihiin waa Jannooyin Nagaadi, dhexdeedana ay dureeri Wabiyaal ay kuna waari dhexdeeda waligood, Eebaa ka raalli noqday iyana way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaatay Ruusii Eeba ka yaaba
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Abaalkooda ay Eebe agtiisa ku leeyihiin waa Jannooyin Nagaadi, dhexdeedana ay dureeri Wabiyaal ay kuna waari dhexdeeda waligood, Eebaa ka raalli noqday iyana way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaatay Ruuxii Eeba ka yaaba
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek